Dholayare Ali

Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Dowladda Puntland oo Daahfurtay Todobaadka Dhiirigelinta Cunista Kalluunka

Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Ilyas Osman Lugatoor oo uu wehliyo Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Puntland, Hon. Abdirisak Abdilahi Xagaa ayaa daahfuray todobaadka dhiirigelinta cunista Kalluunka iyo cuntada kale ee Badda oo ay soo diyaarisay…

WASAARADDA KALLUUMAYSIGA IYO KHAYRAADKA BADDA DOWLADDA PUNTLAND IYO JAAMACADDA BARIGA AFRIKA OO KALA SAXIIXDAY HESHIIS DEEQ WAXBARASHO LAGU SIINAYO ARDAYDA DOONAYSA INAY BARTAAN KULLIYADDA CULUUMTA BADDA

Garoowe: 11. June. 2024: Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Dowladda Puntland Dr. Cabdirisaaq Cabdullaahi Xagaa oo ay wehliyaan Wasiir Ku-xigeenka wasaaradda Kalluumaysiga, Maxamuud Maxamed Gabax iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Sharmaarke Yaasiin ayaa maanta booqasho ku tagey Jaamacadda Bariga…