Ku-simaha Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda DPL oo daahfuray diiwaangelinta kalluumaysatada

Boosaaso: 16 January 2025: Ku-simaha Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Dowladda Puntland ahna Agaasimaha Waaxda Qorshaynta iyo Hormarinta Siyaasadda, Maxamed Siciid Black oo ay wehliyaan Agaasimaha Waaxda Kalluumaysiga, Sumayo jaamac iyo La-taliye Sare Cali salaad ayaa maanta si rasmi ah magaalada Boosaaso uga daahfuray diiwaangelinta kalluumaysatada deegaanada xeebaha Puntland.






- XAFIISKA WARFAAFINTA IYO WACYIGELINTA WASAARADDA KALLUUMAYSIGA IYO KHAYRAADKA BADDA DOWLADDA PUNTLAND-
