Month: January 2025

Wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda DPL oo kulan la qaatay masuuliyiinta Jaamacadaha Bariga Afrika, Citycote iyo Machadka Kalluumaysiga Puntland

Boosaaso: 22 January 2025: Madaxda Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Dowladda Puntland ayaa maanta kulan la qaatay masuuliyiinta Jaamacadaha Bariga Afrika, Citycote iyo Machadka Kalluumeysiga Puntland. Kulanka ayaa lagaga hadlay midaynta manhajka culuumta badda ee ay bixiyaan Jaamacadaha iyo Machadka…

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda DPL oo qaabilay xubno ka socday EUCAP Somalia

Boosaaso: 18 January 2025: Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Dowladda Puntland Maxamuud Maxamed Gabax oo uu wehliyo La-taliyaha Wasaaradda Kalluumaysiga, Cali Salaad ayaa kulan la qaatay La-taliyaha EUCAP Somalia, Dr Alberto Lopez iyo Madaxa xafiiska EUCAP ee Puntland,…

Ku-simaha Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda DPL oo daahfuray diiwaangelinta kalluumaysatada

Boosaaso: 16 January 2025: Ku-simaha Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Dowladda Puntland ahna Agaasimaha Waaxda Qorshaynta iyo Hormarinta Siyaasadda, Maxamed Siciid Black oo ay wehliyaan Agaasimaha Waaxda Kalluumaysiga, Sumayo jaamac iyo La-taliye Sare Cali salaad ayaa maanta…

Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda DPL oo tababar u qabatay kalluumaysatada degmada Bandar-Bayla

Bandar-Bayla: 04 Janaayo 2025: Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Dawladda Puntland oo kaashanaysa Hay’adda (NRC) ayaa tababar ku qabatay magaalada Bandar-Bayla ee Gobolka Karkaar. Tababarkan oo socday 01 ilaa 03 Janaayo 2025 ayaa waxaa ka faa’iidaystay kalluumaysatada degmada Bayla, kuwaas…

Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda iyo Golaha Sare ee Dhaqaalaha Carabta ee Africa oo kala saxiixday heshiis is-afgarad

Garoowe: 01 Janaayo 2025: Wasaaradda Kalluumaysiga & Khayraadka Badda Dawladda Puntland iyo Golaha Sare ee Dhaqaalaha Carabta ee Africa ayaa heshiis is-agarad iyo wadashaqayn ah oo ku saabsan horumarinta Kallumaysiga ku kala saxiixday magaalada Garoowe. Wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda…