Deputy Minister of The Ministry of Fisheries and Marine Resources, Puntland State of Somalia
Hon. Abdirashid Abdirisaq Abdi is the Deputy Minister of the Ministry of Fisheries and Marine Resources of the Puntland State of Somalia. Facebook Page: https://www.facebook.com/share/1RnCNwwBVW/?mibextid=wwXIfr
Madal lagu soo bandhigayey wax-soosaarka kalluunka iyo khayraadka badda oo lagu qabtay degmada Bayla.
Bandar-Bayla: 31 May 2025: Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda DPL oo kaashanaysa hay’adaha WFP, NRC iyo Bangiga Himilo Micro-Finance ayaa bulshada degmada Bandar-Beyla ee gobolka Karkaar u qabtay madal lagu soo bandhigayey wax-soosaarka kalluunka iyo khayraadka badda. Wasaaradda ayaa u…
Wasaaradda Kalluumaysiga oo tallaagado ku shaqeeya nidaamka cadceedda bulshada deegaanada Dhudhub iyo Dhuudo
Dhudhub: 11 May 2025: Wasaaradda Kalluumaysiga oo kaashanaysa hay’adaha WFP iyo NRC ayaa haweenka magaalooyinka Dhudhub iyo Dhuudo ee gobolka Karkaar ku wareejisay tallaagado loo kaydiyo Kalluunka oo ku shaqaynaya nidaamka cadceedda (Solar System). Arrintaan ayaa Wasaaraddu uga dan leedahay…
Wasaaradda Kalluumaysiga oo agab kalluumaysi ku wareejisay 130 qof oo kamid ah iskaashatada Boosaaso
Boosaaso: May, 04 2025: Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Dawladda Puntland oo kaashanaysa Hay’adda FAO ayaa agab kalluumaysi ku wareejisay 130 qof oo kamid ah Iskaashatada Kalluumaysiga degmada Boosaaso. Ku-simaha Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda DPL, Mudane…
Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga oo qaabilay khuburo ka socda xarunta EDCONS ee dalka Kenya
Boosaaso: Abriil, 28 2025: Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda DPL, Mudane Hon Abdirisak Abdulahi Xagaa ayaa kulan la qaatay koox khubaro ah oo ka socday xarunta EDCONS ee dalka Kenya. Wasiirka ayaa warbixin hordhac ah ka dhagaystay khubaradan oo…
Madaxda Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Iskaashatada kalluumaysiga Boosaaso oo ka shiray dhismaha suuqa kalluunka
Boosaaso: Abriil, 23 2025: Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda DPL, Mudane Hon Abdirisak Abdulahi Xagaa oo uu wehliyo Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda DPL, Mudane Siciid Maxamed Raage ayaa maanta kulan la qaatay iskaatashada Kalluumaysiga degmada Boosaaso. Kulanka…
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Kalluumaysiga oo daahfuray qorshaha shanta sanno ee horumarinta kalluumaysiga
Boosaaso: Abriil 17, 2025: Xarunta Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Kheyraadka Badda Dowladda Puntland ee magaalada Boosaaso ayaa lagu qabtay kulanka faafinta qorshaha shanta sano ee horumarinta Kalluumeysiga iyo siyaasadda noolaha dabar go’aya. Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Dowladda Puntland, Mudane…
Wafdi ka socda Wasaaradda Kalluumaysiga, Hay’addaha WFP iyo NRC oo kormeer ku tagey Bandar-Bayla
Bandar-Bayla: March 10 2025: Saraakiil ka tirsan Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Dawladda Puntland ayaa safar shaqo ku tagey degmada Bandar-Bayla ee gobolka Karkaar. Saraakiisha Wasaaradda Kalluumaysiga, waxaa socdaalka ku wehliyey xubno ka socda hay’addaha caalamiga ah sida WFP iyo…
Madaxda Wasaaraddaha Kalluumaysiga iyo Maaliyadda oo ka shiray kor-u-qaadista dakhliga kalluumaysiga
Boosaaso: 03 March 2025: Madaxda Labada Wasaaraddood ee Kalluumaysiga iyo Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa kulan ku yeeshay xarunta dhexe ee Wasaaradda kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda ee magaalada Boosaaso. Kulankan ayaa looga hadlay xoojinta wadashaqaynta labada wasaaradood iyo kor-uqaadista dakhliga Kalluumaysiga…
Wasaaradda Kalluumaysiga oo bilowday bixinta shahaadada aqoonsiga wakiilada gaadiidka kalluumaysiga
Boosaaso: 28 February 2025: Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Khayraadka Badda Dawladda Puntland ayaa si rasmi ah u bilowday bixinta shahaadada aqoonsiga wakiiladda gaadiidka Badda ee kalluumaysiga. Ku-simaha Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda, Maxamed Siciid Black iyo Agaasimaha Waaxda…
Wasaaradda Kalluumaysiga oo timir, biyo iyo kalluun ku wareejiyey guddiga taakulada ciidanka difaaca Puntland
Kalabayr: 19 February 2025: Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Dawladda Puntland ayaa raashin isugu jira Kalluun(350 ctn), Timir (100 ctn) iyo Biyo la cabo (100 ctn) ku wareejiyey Guddiga Taakulada iyo Daryeelka Caafimaad ee Ciidamada Difaaca Puntland ee ku jira…
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Kalluumaysiga oo qaabilay Madaxa Hay’adda FAO ee Soomaaliya
Boosaaso: 29 January 2025: Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Khayraadka Badda Dawladda Puntland Hon Mohamoud M. Ali Gabax ayaa maanta qaabilay Madaxa Hay’adda FAO ee Soomaaliya John Purvis oo ay wehliyaan Madaxa Xafiiska Puntland, Faarax Cabdisamad iyo saraakiil kale. Mas’uuliyiinta…
Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga oo qaabilay Madaxa Hay’adda FAO ee Soomaaliya
Garoowe: 26 January 2025: Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Khayraadka Badda Dawladda Puntland Hon Abdirisak Abdulahi Xagaa ayaa maanta qaabilay Madaxa Hay’adda FAO ee Soomaaliya, John Purvis oo ay wehliyaan Madaxa Xafiiska Puntland, Faarax Cabdisamad iyo saraakiil kale. Mas’uuliyiinta ayaa wada…
Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga oo kulan la qaatay madaxa hay’adda UNDP ee Soomaaliya
Garoowe: 26 January 2025: Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Khayraadka Badda Dawladda Puntland ayaa maanta la kulmay wafdi uu hogaaminayo Madaxa Hay’adda UNDP ee Soomaaliya, Lionel Laurens. Mas’uuliyiinta ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka wadashaqayneed ee dowladda iyo Hay’adda, iyadoo diiradda…
Madaxda Wasaaradda Kalluumaysiga oo kormeeray goobta hoboborada kusoo caariday ee xeebta Boosaaso
Boosaaso: 24 January 2025: Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Dawladda Puntland oo kaashanaysa Wasaaradda Deegaanka, Jaamacadda Bariga Afrika, Jaamacadda Citycote iyo Machadka Culuumta Badda ee Puntland ayaa maanta booqday goobtii ay kusoo caaryeen kalluunka Homboborada (Dolphins) ee xeebta magaalada Boosaaso….
Madaxda Wasaaradda Kalluumaysiga oo ka qaybgalay cilmi-baaris ay soo bandhigay Jaamacadda Boosaaso
Boosaaso: 23 January 2025: Madaxda Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Dowladda Puntland ayaa kulan la qaatay masuuliyiin ka socotay Jaamacadda Boosaaso. Kulanka ayaa lagaga hadlay sidii loo samayn lahaa cilmi-baaris ku saabsan ganacsiga Kalluumaysiga Puntland, caqabadaha iyo fursadaha ka jira….
Wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Dowladda Puntland oo kulan la qaatay Maamulka Degmada Eyl
Eyl: 09 August 2024: Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Dowladda Puntland, Hon Abdirisak Abdulahi Xagaa ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha Golaha Deegaanka ahna Duqa Degmada Eyl, Faysal Khaliif Wacays. Kulanka, waxaa qayb ka ahaa Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo…
WASAARADDA KALLUUMAYSIGA IYO KHAYRAADKA BADDA DOWLADDA PUNTLAND IYO JAAMACADDA BARIGA AFRIKA OO KALA SAXIIXDAY HESHIIS DEEQ WAXBARASHO LAGU SIINAYO ARDAYDA DOONAYSA INAY BARTAAN KULLIYADDA CULUUMTA BADDA
Garoowe: 11 June 2024: Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Dowladda Puntland Dr. Cabdirisaaq Cabdullaahi Xagaa oo ay wehliyaan Wasiir Ku-xigeenka wasaaradda Kalluumaysiga, Maxamuud Maxamed Gabax iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Sharmaarke Yaasiin ayaa maanta booqasho ku tagey Jaamacadda Bariga…
Wasiirka Kalluumaysiga Puntland oo tababar usoo xiray Iskaashatada Kalluumaysiga 8-Degmo
Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga Dowladda Puntland, Hon. Abdirisak Abdilahi Xagaa oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kalluumaysiga, Sharmaarke Yaasiin iyo Madaxa Hay’adda FAO ee Puntland, Faarax Cabdisamad ayaa maanta soo gabagabeeyey tababar aqoon kororsi ah oo wasaaraddu u qabatay iskaashatada…
WASIIRKA WASAARADDA KALLUUMAYSIGA OO KULAN LA QAATAY GUDDIGA ARRIMAHA DEEGAANKA IYO KHAYRAADKA DABIICIGA EE GOLAHA WAKIILADA PUNTLAND
Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga Puntland, Dr. Cabdirisaaq Cabdullaahi Xagaa oo ay wehliyaan Wasiir ku-xigeenka Kaluumeysiga, Maxamuud Maxamed Gabax iyo Agaasimaha Guud, Sharmaarke Yaasiin ayaa maanta kulan qaatay guddiga arrimaha deegaanka iyo kheyraadka dabiiciga ah ee Golaha Wakiilada Puntland. Masuuliyiinta wasaaradda kalluumaysiga…



















