Month: April 2025

Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga oo qaabilay khuburo ka socda xarunta EDCONS ee dalka Kenya

Boosaaso: Abriil, 28 2025: Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda DPL, Mudane Hon Abdirisak Abdulahi Xagaa ayaa kulan la qaatay koox khubaro ah oo ka socday xarunta EDCONS ee dalka Kenya. Wasiirka ayaa warbixin hordhac ah ka dhagaystay khubaradan oo…

Madaxda Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Iskaashatada kalluumaysiga Boosaaso oo ka shiray dhismaha suuqa kalluunka

Boosaaso: Abriil, 23 2025: Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda DPL, Mudane Hon Abdirisak Abdulahi Xagaa oo uu wehliyo Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda DPL, Mudane Siciid Maxamed Raage ayaa maanta kulan la qaatay iskaatashada Kalluumaysiga degmada Boosaaso. Kulanka…