Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Kalluumaysiga oo daahfuray qorshaha shanta sanno ee horumarinta kalluumaysiga
Boosaaso: Abriil 17, 2025: Xarunta Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Kheyraadka Badda Dowladda Puntland ee magaalada Boosaaso ayaa lagu qabtay kulanka faafinta qorshaha shanta sano ee horumarinta Kalluumeysiga iyo siyaasadda noolaha dabar go’aya. Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Dowladda Puntland, Mudane…
Wafdi ka socda Wasaaradda Kalluumaysiga, Hay’addaha WFP iyo NRC oo kormeer ku tagey Bandar-Bayla
Bandar-Bayla: March 10 2025: Saraakiil ka tirsan Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Dawladda Puntland ayaa safar shaqo ku tagey degmada Bandar-Bayla ee gobolka Karkaar. Saraakiisha Wasaaradda Kalluumaysiga, waxaa socdaalka ku wehliyey xubno ka socda hay’addaha caalamiga ah sida WFP iyo…
Madaxda Wasaaraddaha Kalluumaysiga iyo Maaliyadda oo ka shiray kor-u-qaadista dakhliga kalluumaysiga
Boosaaso: 03 March 2025: Madaxda Labada Wasaaraddood ee Kalluumaysiga iyo Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa kulan ku yeeshay xarunta dhexe ee Wasaaradda kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda ee magaalada Boosaaso. Kulankan ayaa looga hadlay xoojinta wadashaqaynta labada wasaaradood iyo kor-uqaadista dakhliga Kalluumaysiga…


