Month: February 2025

Wasaaradda Kalluumaysiga oo bilowday bixinta shahaadada aqoonsiga wakiilada gaadiidka kalluumaysiga

Boosaaso: 28 February 2025: Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Khayraadka Badda Dawladda Puntland ayaa si rasmi ah u bilowday bixinta shahaadada aqoonsiga wakiiladda gaadiidka Badda ee kalluumaysiga. Ku-simaha Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda, Maxamed Siciid Black iyo Agaasimaha Waaxda…

Wasaaradda Kalluumaysiga oo timir, biyo iyo kalluun ku wareejiyey guddiga taakulada ciidanka difaaca Puntland

Kalabayr: 19 February 2025: Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Dawladda Puntland ayaa raashin isugu jira Kalluun(350 ctn), Timir (100 ctn) iyo Biyo la cabo (100 ctn) ku wareejiyey Guddiga Taakulada iyo Daryeelka Caafimaad ee Ciidamada Difaaca Puntland ee ku jira…