Featured

WASIIRKA WASAARADDA KALLUUMAYSIGA OO KULAN LA QAATAY GUDDIGA ARRIMAHA DEEGAANKA IYO KHAYRAADKA DABIICIGA EE GOLAHA WAKIILADA PUNTLAND

Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga Puntland, Dr. Cabdirisaaq Cabdullaahi Xagaa oo ay wehliyaan Wasiir ku-xigeenka Kaluumeysiga, Maxamuud Maxamed Gabax iyo Agaasimaha Guud, Sharmaarke Yaasiin ayaa maanta kulan qaatay guddiga arrimaha deegaanka iyo kheyraadka dabiiciga ah ee Golaha Wakiilada Puntland.
Masuuliyiinta wasaaradda kalluumaysiga Puntland oo uu hogaaminayo Wasiir Cabdirisaaq Xagaa ayaa guddiga warbixin ka siiyey shaqada wasaaradda waxyaabaha ka qabsoomay iyo caqabadaha jira.
….DHAMAAD…
XAFIISKA WARFAAFINTA IYO WACYIGELINTA WASAARADDA KALLUUMAYSIGA PUNTLAND.