Madal lagu soo bandhigayey wax-soosaarka kalluunka iyo khayraadka badda oo lagu qabtay degmada Bayla.
Bandar-Bayla: 31 May 2025: Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda DPL oo kaashanaysa hay’adaha WFP, NRC iyo Bangiga Himilo Micro-Finance ayaa bulshada degmada Bandar-Beyla ee gobolka Karkaar u qabtay madal lagu soo bandhigayey wax-soosaarka kalluunka iyo khayraadka badda. Wasaaradda ayaa u…
Wasaaradda Kalluumaysiga oo tallaagado ku shaqeeya nidaamka cadceedda bulshada deegaanada Dhudhub iyo Dhuudo
Dhudhub: 11 May 2025: Wasaaradda Kalluumaysiga oo kaashanaysa hay’adaha WFP iyo NRC ayaa haweenka magaalooyinka Dhudhub iyo Dhuudo ee gobolka Karkaar ku wareejisay tallaagado loo kaydiyo Kalluunka oo ku shaqaynaya nidaamka cadceedda (Solar System). Arrintaan ayaa Wasaaraddu uga dan leedahay…
Wasaaradda Kalluumaysiga oo agab kalluumaysi ku wareejisay 130 qof oo kamid ah iskaashatada Boosaaso
Boosaaso: May, 04 2025: Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Dawladda Puntland oo kaashanaysa Hay’adda FAO ayaa agab kalluumaysi ku wareejisay 130 qof oo kamid ah Iskaashatada Kalluumaysiga degmada Boosaaso. Ku-simaha Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda DPL, Mudane…


