War-murtiyeedka: Shirka Maamul Baahinta iyo Kobcinta Wax-soosaarka Kalluumaysiga ee Degmooyinka Xeebaha Puntland
Garoowe: 26 August 2024: Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor oo soo xiray Shirka Maamul baahinta iyo kobcinta wax-soosaarka Kalluumeysiga ee Degmooyinka ku yaal Xeebaha Puntland. Shirka ayaa laga soo saaray qodobadan: 1. Maamul wanaagga B….
Shirka Maamul Baahinta iyo Kobcinta Wax-soosaarka Kalluumaysiga ee Degmooyinka Xeebaha 13 Degmo oo ka furmay magaalada Garoowe
Garoowe: 24 August 2024: Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa ka qayb galay Furitaanka Shirka Maamul baahinta iyo kobcinta wax soosaarka Kalluumeysiga ee Degmooyinka Xeebaha ah oo ka kooban 13- Degmo. Shirka ayaa looga…
Wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Dowladda Puntland oo kulan la qaatay Maamulka Degmada Eyl
Eyl: 09 August 2024: Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Dowladda Puntland, Hon Abdirisak Abdulahi Xagaa ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha Golaha Deegaanka ahna Duqa Degmada Eyl, Faysal Khaliif Wacays. Kulanka, waxaa qayb ka ahaa Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo…
Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Dowladda Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo oo kormeer shaqo ku tagey degmada Eyl
Eyl: 09 August 2024: Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Puntland Hon Abdirisak Abdulahi Xagaa oo ay wehliyaan Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda, Maxamuud Maxamed Gabax iyo Saraakiisha Wasaaradda ayaa kormeer ku tagey magaalo xeebeedka degmada Eyl ee gobolka…
Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Dowladda Puntland oo Daahfurtay Todobaadka Dhiirigelinta Cunista Kalluunka
Garoowe: 03 July 2024: Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Ilyas Osman Lugatoor oo uu wehliyo Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Puntland, Hon. Abdirisak Abdilahi Xagaa ayaa daahfuray todobaadka dhiirigelinta cunista Kalluunka iyo cuntada kale ee Badda…
WASAARADDA KALLUUMAYSIGA IYO KHAYRAADKA BADDA DOWLADDA PUNTLAND IYO JAAMACADDA BARIGA AFRIKA OO KALA SAXIIXDAY HESHIIS DEEQ WAXBARASHO LAGU SIINAYO ARDAYDA DOONAYSA INAY BARTAAN KULLIYADDA CULUUMTA BADDA
Garoowe: 11 June 2024: Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Dowladda Puntland Dr. Cabdirisaaq Cabdullaahi Xagaa oo ay wehliyaan Wasiir Ku-xigeenka wasaaradda Kalluumaysiga, Maxamuud Maxamed Gabax iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Sharmaarke Yaasiin ayaa maanta booqasho ku tagey Jaamacadda Bariga…





