Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Dowladda Puntland oo Daahfurtay Todobaadka Dhiirigelinta Cunista Kalluunka

Garoowe: 03 July 2024: Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Ilyas Osman Lugatoor oo uu wehliyo Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Puntland, Hon. Abdirisak Abdilahi Xagaa ayaa daahfuray todobaadka dhiirigelinta cunista Kalluunka iyo cuntada kale ee Badda…

WASAARADDA KALLUUMAYSIGA IYO KHAYRAADKA BADDA DOWLADDA PUNTLAND IYO JAAMACADDA BARIGA AFRIKA OO KALA SAXIIXDAY HESHIIS DEEQ WAXBARASHO LAGU SIINAYO ARDAYDA DOONAYSA INAY BARTAAN KULLIYADDA CULUUMTA BADDA

Garoowe: 11 June 2024: Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Dowladda Puntland Dr. Cabdirisaaq Cabdullaahi Xagaa oo ay wehliyaan Wasiir Ku-xigeenka wasaaradda Kalluumaysiga, Maxamuud Maxamed Gabax iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Sharmaarke Yaasiin ayaa maanta booqasho ku tagey Jaamacadda Bariga…

Wasiirka Kalluumaysiga Puntland oo tababar usoo xiray Iskaashatada Kalluumaysiga 8-Degmo

Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga Dowladda Puntland, Hon. Abdirisak Abdilahi Xagaa oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kalluumaysiga, Sharmaarke Yaasiin iyo Madaxa Hay’adda FAO ee Puntland, Faarax Cabdisamad ayaa maanta soo gabagabeeyey tababar aqoon kororsi ah oo wasaaraddu u qabatay iskaashatada…

WASIIRKA WASAARADDA KALLUUMAYSIGA OO KULAN LA QAATAY GUDDIGA ARRIMAHA DEEGAANKA IYO KHAYRAADKA DABIICIGA EE GOLAHA WAKIILADA PUNTLAND

Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga Puntland, Dr. Cabdirisaaq Cabdullaahi Xagaa oo ay wehliyaan Wasiir ku-xigeenka Kaluumeysiga, Maxamuud Maxamed Gabax iyo Agaasimaha Guud, Sharmaarke Yaasiin ayaa maanta kulan qaatay guddiga arrimaha deegaanka iyo kheyraadka dabiiciga ah ee Golaha Wakiilada Puntland. Masuuliyiinta wasaaradda kalluumaysiga…

Minister of Fisheries and Marine Resources Puntland, Hon Abdirisak Abdulahi Hagaa

The Minister of Fisheries and Marine Resources of Puntland, Hon. Abdirisak Abdulahi Hagaa. He was born in Bosaso in the Bari region, he studied in the country and abroad, such as India and the UK. He is currently preparing for…

Featured

Преимущества и особенности казино Вавада на сайте

Преимущества и особенности Вавада казино на сайте Преимущества и особенности казино Вавада на сайте Рекомендуем обратить внимание на преимущества игрового портала, который может стать настоящей находкой для любителей азартных развлечений. Специальные предложения и щедрые бонусы делают каждого клиента счастливым обладателем…

Featured

sex chat telegram Join 200+ Adult Groups Now! ➤ Connect ✓

Sex chat telegram groups are designed for adults to engage in private or group conversations about sexual topics. Join now to connect with ✓ like-minded individuals and share ★ exciting content!

Featured

Microsoft Office 2010 Activator ✓ Activate Office 2010 Permanently➔ Step-by-Step Guide

Microsoft Office 2010 activator ✓ Activate Office 2010 easily ➤ Bypass product key steps ★ Access full features now with simple KMS tool guidance.

Featured

Промокод Вавада для получения бонусов как использовать

Промокод Вавада как получить и использовать бонусы Промокод Вавада для получения бонусов как использовать Чтобы эффективно активировать свои преимущества, обратите внимание на официальные источники. Отличный способ начать – посетить вавада казино бонус, где представлены актуальные предложения и акции. Это поможет…

Featured

Вавада зеркало на сегодня

Актуальное зеркало Вавада на сегодня Вавада зеркало на сегодня Если вы ищете актуальные решения для доступа к платформе с азартными играми, сегодня стоит обратить внимание на Vavada зеркало. Этот ресурс предоставляет бесперебойный доступ к играм, в то время как некоторые…

Xil Wareejin

Agaasimaha guud ee wasaaradda kalluumaysiga iyo khayraadka Badda Puntland Cabdirisaaq Jaamac Aadan ayaa goob joog ka ahaa munaasabad kooban oo ay xilka kula wareegaysay agaasimaha cusub ee waaxda hormarinta iyo maaraynta kalluumaysiga. Maxamed Nuur oo horay xilkaan usii hayey ayaa…

TABOBAR KU SAABSAN XOG URURIN

Tabobar ku saabsan xog ururinta kalluunka oo ay iska kaashadeen Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Hay’adda Security Fish ayaa shaqaalaha loogu qabtay magaalada Garowe. Waxaa dib u casriyeyn lagu sameeyey habkii loo ururin jiray xogta kalluunka. Database loogu talagalay xog ururinta, xog…

Gobolka Gardafu, Kulan uu qaban qaabiyey Isuduwaha Wasaradda Kalluumaysiga ay ka qayb galeen bulshada heerarkeeda kala duwan.

Gobolka Gardafu, Kulan uu qaban qaabiyey Isuduwaha Wasaradda Kalluumaysiga ay ka qayb galeen bulshada heerarkeeda kala duwan.   Isuduwaha Wasaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Puntland oo ay weheliyaan saraakil ka socota Wasaaradaha Maaliyadda iyo Dekedaha ayaa lashiray ganacsatada, nabadoonada iyo…

Wasiirku Xigeenka Wasaradda Kalluumaysiga oo kormeer ku tagay Laasqoray

Wasiir ku xigeenka wasaaradda kalluumaysiga iyo khayraadka Badda puntland iyo agaasimaha waaxda qorshaynta, madaxa iibka iyo fidiyaha degmadda laasqoray ee wasaaradda kalluumaysiga ayaa maanta maanta oo ay taariikhdu ahayd 4/12/2020 kormeer ku tegay magaaladda taariikhiga ah ee laasqoray si uu…

Wasiir kuxigeen Wasaaradda Kalluumaysiga oo safar ku tagay goobi duufantu wax yeelaysay

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda kalluumaysiga iyo khayraadka badda Puntland Cabdikhaaliq maxamed Maxamud oo ay weheliyaan masuuliyiin kale oo ka tirsan Wasaaradda ayaa maanta safar ku gaaray degaanada Ceelaayo iyo Qaw ee xeebaha Puntland, safarkan ayaa daarana u kuur galida wax…

Tabobar loo qabtay Kallummaysatada Maamul goboleedyada iyo Gobolka Banaadir

Wasaaradda Kallumaysiga Puntland: Shalay oo taariikhdu ahayd 29/11/2020 waxaa Wasiir ku xigeenka Wasaarad kalluumaysigu ugu soo xiray magaaladda boosaaso 30 kaluumaysato tababar soconayey 15 cash kuwaas ka kala yimid gobolka Banaadir, dowlad goboleedada Hirshabeele, iyo Koonfur galbeed waxaana lagu barayey…

Khasaaraha Roobki Bari Ka Da’ay

Wasiir kuxigeenka wasaaradda kalluumaysiga iyo khayraadka badda Cabdikhaaliq Maxamed Maxamuud oo uu weheliyo agaasimaha guud ee wasaaradda Cabdirisaaq Jaamac Aadan ayaa ukuurgalay xaalada kalluumaysatada magaalada Boosaso oo khasaare kasoo gaaray roobkii ka da’ay magaalada. Kormeerka masuuliyiinta wasaaradda kalluumaysiga ay ugu…

iskaashatada kalluumayiga degmada Dangorayo ee gobalka Nugaal.

Wasaaradda Kalluumaysiga iyo khayraadka Badda Puntland ayaa soo dhistay iskaashatada kalluumayiga degmada Dangorayo ee gobalka Nugaal. Wasiirka wasaaradda, Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda iyo masuuliyiin ka socday qabyaha kala duwan ee dowladda iyo marti sharaf kale aya ka qayb galay waxaana…

Wafti ka socda safaarada Denmark ee Somalia

ayaa waxay kulan la yeesheen madaxda iyo khuburada Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Khayraadka Badda. Waftigan ka socda safaaradda Denmark ayaa wasaaradda kala hadlay sida Dawladda Denmark uga caawin karto sidii loo hormarin lahaa kaluumaysiga Puntland. Madaxda iyo khubarada wasaaradda ayaa u…