Gobolka Gardafu, Kulan uu qaban qaabiyey Isuduwaha Wasaradda Kalluumaysiga ay ka qayb galeen bulshada heerarkeeda kala duwan.
Gobolka Gardafu, Kulan uu qaban qaabiyey Isuduwaha Wasaradda Kalluumaysiga ay ka qayb galeen bulshada heerarkeeda kala duwan.
Isuduwaha Wasaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Puntland oo ay weheliyaan saraakil ka socota Wasaaradaha Maaliyadda iyo Dekedaha ayaa lashiray ganacsatada, nabadoonada iyo dhamaan qaybaha bulshada gobolka Gardafu.
Kulanka ujeedkiisu wuxu aha dardar gelinta shaqada iyo kor u qaadista dakhliga, iyadoo lala kaashanayo bulshada deegaanka; si looga wada shaqeeyo amniga, kalluumaysiga sharcidarada ah iyo xog wadaag iyadoo la kaashanayo ciidanka Dowladda Puntland.
Kulankaasi wuxu kusoo idlaaday guul