Wasaaradda Kalluumaysiga Puntland

  • Home
  • WAAXYAHA
    • Waaxda Maamulka iyo Maaliyadda
    • Waaxda Qorshaynta
    • Waaxda Kalluumaysiga
    • Waaxda Tabobarada
  • BARNAAMIJYADA & ADEEGYADA
    • Kaabayaasha
      • Kaydinta qabow
      • Tamar
      • Artisanal Fishers
      • Goobaha Dhulka
  • SIYAASADAHA
  • Maritime
    • AIS
    • VMS
  • Companies
    • Registration
  • NAGU SAABSAN
  • NALA SOO XIRIIR

Wasaaradda Kalluumaysiga Puntland

    • Home
    • WAAXYAHA
      • Waaxda Maamulka iyo Maaliyadda
      • Waaxda Qorshaynta
      • Waaxda Kalluumaysiga
      • Waaxda Tabobarada
    • BARNAAMIJYADA & ADEEGYADA
      • Kaabayaasha
        • Kaydinta qabow
        • Tamar
        • Artisanal Fishers
        • Goobaha Dhulka
    • SIYAASADAHA
    • Maritime
      • AIS
      • VMS
    • Companies
      • Registration
    • NAGU SAABSAN
    • NALA SOO XIRIIR

    Wafti ka socda safaarada Denmark ee Somalia ayaa waxay kulan la yeesheen madaxda iyo khuburada Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Khayraadka Badda.
    Waftigan ka socda safaaradda Denmark ayaa wasaaradda kala hadlay sida Dawladda Denmark uga caawin karto sidii loo hormarin lahaa kaluumaysiga Puntland. Madaxda iyo khubarada wasaaradda ayaa u gudbiyey safaaradda qorshe ay ku cadahay hortabinada waxkaqabadka wasaaradda waxaana la filayaa in kulanada wasaaradda iyo safaaraddu ay sii socon doonaan. Inta laga gaadhayo heshiisyo lagu hormarinayo kalluumaysigu Puntland

    © Copyright MOFMR 2020 - 2024

    Theme by Imon Themes