Featured

Tabobar loo qabtay Kallummaysatada Maamul goboleedyada iyo Gobolka Banaadir

Wasaaradda Kallumaysiga Puntland: Shalay oo taariikhdu ahayd 29/11/2020 waxaa Wasiir ku xigeenka Wasaarad kalluumaysigu ugu soo xiray magaaladda boosaaso 30 kaluumaysato tababar soconayey 15 cash kuwaas ka kala yimid gobolka Banaadir, dowlad goboleedada Hirshabeele, iyo Koonfur galbeed waxaana lagu barayey dayac tirka gadiidka badda iyo matooradda.