News

iskaashatada kalluumayiga degmada Dangorayo ee gobalka Nugaal.

Wasaaradda Kalluumaysiga iyo khayraadka Badda Puntland ayaa soo dhistay iskaashatada kalluumayiga degmada Dangorayo ee gobalka Nugaal.

Wasiirka wasaaradda, Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda iyo masuuliyiin ka socday qabyaha kala duwan ee dowladda iyo marti sharaf kale aya ka qayb galay waxaana looga hadlay faa’idada iskaashatadu u leedahay kalluumaysatada degmooyinka Puntland.