Shaqo ka joojin – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Dawladda Puntland
WASIIRKA KALLUUMAYSIGA IYO KHAYRAADKA BADDA DOWLADDA PUNTLAND CABDIRISAAQ CABDULLAHI XAGAA OO SHAQO JOOJIN KU SAMEEYEY AGAASIMAHA GUUD UJEEDO: SHAQO KA JOOJIN – AGAASIMAHA GUUD Mudane Agaasime, sida ay ogolyihiin xeerarka DPL, waxaan halkan ku wargelinayaa in laga bilaabo maanta oo…
Wasaaradda Kalluumaysiga Puntland oo dhagaxdhigtay xarunta iskaashatada iyo Suuqa kalluun
Caluula: 28 December 2024: Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda DPL oo kaashanaysa Hay’adda FAO ayaa dhagax-dhigtay xarunta Iskaashatada Kalluumaysiga iyo suuqa kalluunka degmada Caluula oo si casri ah loo dhisayo. Agaasimaha Waaxda Qorshaynta ee Wasaaradda, Maxamed Siciid Black iyo Agaasimaha…
Saraakiisha Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda oo kormeer ku tagey marsooyinka degmada Laasqoray
Fidiyaha Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda ee Degmada Laas-qoray Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (koomeer) oo ay waheliyaan maamulayasha W/Maaliyada ee Degmada Laas-qoray iyo Saraakiisha laanta ilaalinta canshuuraha ayaa kormeer shaqo iyo u kuurgelid ah ka sameeyey Marsooyinka kala ah dhooftinle, Shimiqshimiq,…
Diiwaangelinta Kalluumaysatada oo si tijaabo ah looga sameeyey magaalada Boosaaso
Diiwangalinta kallumyasatada iyo gaadiidka kallumysiga ayaa manta si tijaabo ah looga sameeyay xeebta magalada Bosaso. Diiwangalintan ayaa muhiim u ah kallumyastada reer puntland si loo ogaado xogta saxda ah ee Kalluumaysatada iyo gaadiidka ay isticmaalaan. -XAFIISKA WARFAAFINTA IYO WACYIGELINTA WASAARADDA…
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Dawladda Puntland oo soo xiray tababarka diiwaangelinta gaadiidka Kalluumaysiga
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Eng. Sharmaarke Yaasiin Beeldaaje ayaa soo xiray Tababar ku saabsan diwaangalinta gaadiidka Kalluumaysiga iyo Kalluumaysatada deegaanada Xeebaha Puntland kaasi oo Muddo saddex maalmood ah ka socday Boosaso. Tababarka ayaa loo qabtay shaqaallaha…
Tababar ku saabsan diiwaangelinta gaadiidka kalluumaysiga oo loo furay Shaqaalaha Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Dawladda Puntland
BOOSASO: Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Mudane Cabdirisaaq Cabdullaahi Xagaa oo uu waheliyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Mudane Maxamuud Maxamed Gabax ayaa maanta magaalada Boosaso ka daah furay Tababar ku saabsan diwaangalinta gaadiidka Kalluumaysiga iyo Kalluumaysatada deegaanada Xeebaha Puntland. Tababarka…





