Warka

Diiwaangelinta Kalluumaysatada oo si tijaabo ah looga sameeyey magaalada Boosaaso

Diiwangalinta kallumyasatada iyo gaadiidka kallumysiga ayaa manta si tijaabo ah looga sameeyay xeebta magalada Bosaso.

Diiwangalintan ayaa muhiim u ah kallumyastada reer puntland si loo ogaado xogta saxda ah ee Kalluumaysatada iyo gaadiidka ay isticmaalaan.

-XAFIISKA WARFAAFINTA IYO WACYIGELINTA WASAARADDA KALLUUMAYSIGA IYO KHAYRAADKA BADDA DOWLADDA PUNTLAND-