News

isku xidhka Wasaaradda iyo Hay’adda Caalamiga

Kulan ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Kalluumaysiga ayaa looga hadlay isku xidhka Wasaaradda iyo Hay’adda Caalamiga ee Wasaaradda Kala shaqeeya horumarinta Kalluumaysiga iyadoo arimhii la Isla qaatay meel marintooda Wasaaradda Kula xisaabtami doonto dhamaan Hay’adaha ay shaqo wadaaga yihiin. Hay’adda Kulanka kasoo qayb galay waxaa kamid ah:
FAO, EU-CAP, Secure Fishers, Fair Fishing, GEEL. Iwm
Kulan waxaa furay Wasiirka Wasaaradda, Faarax Maxamuud (Cawash).