Month: November 2024

Wasiirka iyo Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Dawladda Puntland oo kormeer shaqo ku tagey degmada Bandar-Bayla

Bandar-Bayla: Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Dowladda Puntland, Hon Abdirisak Abdulahi Xagaa oo uu wehliyo Wasiir ku-xigeenka Kalluumaysiga, Maxamuud Maxamed Gabax iyo saraakiil ka tirsan wasaaradda ayaa kormeer shaqo ku tagey degmada Bandar-bayla ee gobolka Karkaar. Masuuliyiinta ayaa u…

Shirka Dib-u-eegista Xeerka Kalluumaysiga Puntland oo lagu qabtay magaalada Boosaaso

BOOSASO: Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Dowlada Puntland Mudane Cabdirisaaq Cabdullaahi Xagaa oo uu waheliyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Mudane Maxamuud Maxamed Gabax ayaa maanta Xarunta Wasaaradda ee magaalada Boosaso ka daah furay shir ku saabsan dib u eegista xeerka…

Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Dowladda Puntland oo dib u eegis ku samaynaysa Xeerka Kalluumaysiga DPL

Garoowe: 20 November 2024: Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Dowladda Puntland ayaa kulan wadatashi ah la yeelatay wasiiro hore, sharci-yaqaano, xeel-dheerayaal iyo saamilayda kalluumaysatada Puntland. Kulanka ayaa ujeedkiisu ahaa dib u eegista xeerka kalluumaysiga dowladda Puntland oo hadda ay gacanta…

Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda DPL oo kulan lagu xoojinayo iskaashiga wadashaqaynta la qaatay Wasaaradda Amniga iyo Taliska Booliska Puntland

Garoowe: 12 November 2024: Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Dowladda Puntland iyo Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Dowladda Puntland oo ay weheliyaan Taliska Booliska Dowladda Puntland ayaa isugu yimi shir looga hadlayay ammaanka xeebaha iyo ka jawaabida cabashooyinka kalluumaysatada Puntland. Wasaaradda…