Bandhiga Khayraadka Badda
Kalluunka oo ah khayraadka uu dalkeena Eebbe ku manaystay ayaa kamid ah waxyaalaha lagu so bandhigay Carwada Ganacsiga Puntland oo maanta Boosaso uu ka furay Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni
Qalin Jebin
Wasiirka wasaaradda Kalluumaysiga iyo khayraadka Badda Puntland Faarax Maxamuud Cawaash ayaa magaalada Boosaso kaga qaybgalay xaflad ay ku qalin-jabinayeen arday bartay cilmiga Badda iyo kalluumaysiga. Wasiirka ayaa sheegay in wasaaraddu ahmiyad siinayso hirgelinta macaahid lagu barto cilmiga Badda si dhallinyaradu…

