Mohamed Balcad

Dooni si sharci daro ah uga kalluumaysanaysay xeebaha Puntland oo gacanta lagu soo dhigay.

BOOSASO:- Wasaaradda kallluumaysiga iyo khayaraadka Badda Puntland oo kaashanaysa ciidamada Badda Puntland (PMPF) ayaa gacanta kusoo dhigtay Dooni kalluumaysi oo si sharci daro ah uga kalluumaysanaysay xeebaha Puntland. Wasiirka kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Puntland Dr. Rashid M. Yusuf ayaa isaga…